30.9 C
Mogadishu
Wednesday, April 9, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Xukuumada cusub ee Norway oo kordhin doonta lacagta kabka guryaha ee Bostøtte.

0
Oslo:-Dowladda ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay kordhin doonta lacagta kabka kirada guryaha ah ee loo yaqaan Bostøtte-ha. Wasiirka cusub ee Maaliyada ahna Gudoomiyaha...

Dowladda oo go,aan ka soo saartay dadka qaata lacagta dagpenger-ka.

0
Oslo:- Xukuumada cusub ayaa go,aan ka soo saartay dadka wali suuqa shaqada ka maqan ee qaata lacagta loo yaqaan dagpenger-ka. Dowladda ayaa xustay in la...

Baarlamaanka Jubland oo maanta doortay 4ta Senitor uga harsaneyd Aqalka sare

0
Baarlamanka Jubbalanad ayaa maanta doortay Afarta Kursi ee maamulkaas uga harsaneyd xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka 11-aad ee dowladda Soomaaliya. Doorashada ka dhacday magaalada Kismaayo...

Uhuru Kenyata oo digniin ka soo saaray Xuklunka Maxkamadda ICJ

0
Madaxweynaha waddanka Kenya, ayaa markale gaashaanka u daruuray xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo dhawaan Soomaaliya u xukuntay qeyb badan oo ka mid...

Wadayaasha Gaadiidka Tagaasida ee Magaalada Boosaaso oo shaqo joojin sameeyay.

0
Darawadalada ka xeeya tagaasida ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka hawlgala Magaalada  Boosaso ayaa maanta shaqo joojin sameeyay sameeyay. Qaar ka mid ah...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne farmaajo iyo Ra’iisal Wasaare Rooble?

0
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan aan hore loo shaacin xalay ku yeeshay Magaalada Muqdsisho Kulankan ayaa ahaa...

Doorasha 4 kursi oo Aqalka Sare Uga dhiman Jubland oo maanta kismaayo ka dhaceysa

0
Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu wadaa in maanta oo khamiis ah lagu qabto doorashada Afarta kursi ee Jubbaland uga harsan...

Booliska Hirshabeele oo Xabsiga dhigay Wariyayaal caan ah.

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ayaa sheegaya Ciidamada Booliska HirShabelle ay  saakay  labo Wariye oo caan ah ku xireen  saldhiga booliska magaalada Jowhar ee...

Saraakiil Tababar looga furay magaalada Baydhabo

0
Taliska Ciidanka  Booliska AMISOM ayaa magaalada Baydhabo ugu furtay 25 sarkaal oo ka tirsan Boliiska maamul goboleedka koofur Galbeed Soomaaliya. Tababarkan oo socon doona muddo...

Dawladaha Soomaaliya iyo Kuwait oo heshiis gaaray

0
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq  Maxamuud , ayaa dalka Kuwait kula kulmay, Wasiirka Waxbarashada Kuwait, Dr;...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...