Wadayaasha Gaadiidka Tagaasida ee Magaalada Boosaaso oo shaqo joojin sameeyay.

Darawadalada ka xeeya tagaasida ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee ka hawlgala Magaalada  Boosaso ayaa maanta shaqo joojin sameeyay sameeyay.

Qaar ka mid ah wadaayasha gaadiidkaas oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay ka cabanayaan qiimaha shidaalkaoo sarae kacay  iyo khidmad lacageed oo ay ka qaaddo shirkadda shirkado gaar loo lee yahay ee wadayaasha gaadiidkaas ay hoostagaan

Wadayaasha ayaa sidoo kale sheegay in ay shaqa-joojinta sii wadayaanillaa  inta laga xallinayo cabashada ay ka keeneen shirkadda ay hoostagaan gaadiidka Tagaasida ah.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com