Home 2021
Yearly Archives: 2021
Dad ku dhintay dagaal dhex-maray Xoolaleey iyo Kalluumeysato
Saraakiisha dalka Cameroon ayaa sheegay in boqolaal qof ay ka qaxeen xuduudda waqooyi ee ay la wadaagaan dalka Chad, kaddib markii dagaal ka dhashay...
Codad sir ah oo laga duubay WASIIRADA HirShabeelle oo baahi iyo lacag la’aan ka...
warbaahita ayaa heshay codad sir oo ku aadan xubno ka mid ah Golaha Wasiirada HirShabeelle oo ka cabanaya mushaar la’aan xoogleh oo ay wajahayaan...
Urur Yahuudi Mareykan ah oo beegsi halis ah ku billaabay xildhibaan Ilhaan Cumar
Qaar badan oo ka mid ah Yuhuudda ku nool dalka Maraykanka ee ka shaqeeya siyaasadda ayaa cambaareeyay weeraro iyo beegsi ay ururka Yahuudda Mareykanka...
Howlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay Boosaaso
Ciidamada Booliska Gobalka Bari ee Maamulka Puntlamd ayaa howlgal amniga lagu sugayo ka sameeyay Xaafadaha magaalada Bosaaso ee caasimadda Ganacsiga ee Gobalka Bari.
Howlgalkan ayaa...
Doorashada kuraas kamid ah Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Baydhabo
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu wadaa in Maanta oo Axad ah ay ka dhacdo doorashada Saddex kursi oo ka harsan...
Abdirashiid Janan oo u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta(Warbixin).
Muqdisho:-Warar hoose oo ay heshay warbaahinta Aragticusub ayaa xaqiijinaya in Abdirashiid janan u goostay dhanka Midowga Musharaxiinta .
Wararka ayaa tibaaxaya in wasiirkii hore ee...
Labo dhalinyaro ah oo lagu diley saaka magaalada Muqdisho
Labo nin oo dhalinyaro ah ayaa lagu diley saaka xaafada Gubta ee degmada Deyniile kuwaasoo la sheegay inay ahaayeen burcad dadka dhac u geysanayay.
Iskahorimaad...
Khasaare ka dhashay Fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle
Wabiga shabeelle ayaa fatahaad ka sameey tuulda Boodaale, oo ka mid ah tuulooyinka hoosyitaga magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad gobaleedka Hirshabeelle, ayaa halkaas ka...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo Muqdisho wariyaal ugu furay Tababar ku saabsan...
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate - SJS oo taageero ka helaya Dowladda Canada ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Tababar ku saabsan...
Markab laga leeyahay Turkey oo lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha Muqdisho
Markab laga leeyahay dalka Turkiga ayaa lagu weeraray meel ka baxsan xeebaha magaalada Muqdisho, sida uu Jimcihii sheegay Ururka Ganacsiga Badaha UK ee loo...