28.9 C
Mogadishu
Tuesday, June 24, 2025
Home 2021

Yearly Archives: 2021

Puntland oo shir ka yeelatay kororka Cudurka COVID-109

0
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan, ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Qardho, kaas oo la xiriira u kuur-galida iyo ka jaawaabidda...

DF Soomaaliya oo ka jawaabtay cabashada shacabka Muqdisho

0
Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabay cabasho ka timid shacabka ku dhaqan Muqdisho, waxayna sameeyeen howl-gal ka dhan ah...

Dad ku dhintay Shil Maanta ka dhacay Turkiga

0
Ugu yaraan 14 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Bas maanta ku qalibmay meel ku dhow Caasimadda Gobalka...

Maxay yihiin ciidamada doorashada diidan ee isku urursanaya duleedka Jowhar?{AKHRISO}

0
Maaxweynaha Maamulka HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo ku-xigeenkiisa Yuusuf Axmed Hagar Dabageed yaa la filayaa in maalmaha soo socda ay dib ugu laabtaan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya oo soo gaartay Magaalada Muqdisho

0
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaartay wafdi ay hoggamineyso Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo, iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha...

Dagaal ka dhacay duleedka Kismaayo iyo khasaaro ka dhashay

0
Dagaalka oo geystay khasaar isugu jira dhimasho iyo dhaawac una dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu...

Maxay tahay ujeedka Wafdiga Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya ee imaanaya Muqdisho?

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Kenya Raychelle Omamo ayaa la filayaa in Axadda Maanta ah soo gaarto Magaalada si kulamo ula yeelato mas’uuliyin ka tirsan...

Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur Galbeed oo howlgal wadajir ah sameeyay

0
Ciidamada Millateriga Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka koonfur galbeed ayaa howlgal wadajir ah waxaa ay saacadihii la soo dhaafay...

Ku dhawaad Afar milyan ruux oo helay kaarka codbixinta Norwey.

0
Oslo,In ku dhaw afar milyan oo ruux ayaa la xaqiijiyay in isbuucaan gudahiisa ku heleen kaarka codbixinta sanadkaan. Dadka loo diray kaararka ayaa ah kuwa...

Ra’iisal wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Gudiga doorashooyinka Soomaaliland

0
Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u hambalyeey xubnaha Guddoonka Gudiga Guddiga Doorashada Somaliland ee SEIT ee maanta oo Sabti ah is doortay. Ra’isul...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...