Ku dhawaad Afar milyan ruux oo helay kaarka codbixinta Norwey.

Oslo,In ku dhaw afar milyan oo ruux ayaa la xaqiijiyay in isbuucaan gudahiisa ku heleen kaarka codbixinta sanadkaan.

Dadka loo diray kaararka ayaa ah kuwa u dhashay wadanka iyo waliba ajaanibta heysata baasaboorka Norwegian-ka.

Doorashada oo dhaceysa 13-September ayaa ah mid loo codeyn karo laba Nuuc ee kala ah qaab digital ah iyo waliba mida sanduuqa.

Soomaalida Norwey oo ayaa ah kuwa sanadkan si aad ah ugu diyaargaroobaya in codadkooda dhiibtaan.

Xisbiyada Ap iyo Sp ayaa ah kuwa sanadkan loo badinayo in doorashada ku guuleysan doonaan sida lagu ogaaday qiimeyn la sii sameeyay.

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com