Home 2021
Yearly Archives: 2021
Booliska Gobolka Mudug oo sheegay inay gacanta ku dhigeen dad dilal geystay.
Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada Amni ee gobolka Mudug iyo howlgallo ay sameeyeen Ciidamada oo...
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal sameeyay
Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa saacadihiia soo dhaafay ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobalka...
Maleeshiyo ka hortagta doorashada xildhibaanada BF ee HirShabelle oo la qorayo{AKHRISO}
Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta ilo wareedyo kala duwan, waxaa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay magaalada Beladweyne ee xarunta...
Soomaaliya oo xil muhiim ka qabatay gole ka tirsan QM
Danjire Ebyan Saalax oo Soomaaliya ku matasho golaha xuquuqda aadanaha Qaramada Midoobay ayaa loo doortay xil muhiim ah oo kamid ah xilalka Hey’adda Qaramada...
Ciidanka DANAB oo sameeyay howlgal lagu qabtay Xubno ka tirsan Al-Shabaab
Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa Ciidanka Kumaandoosta Soomaliyeed ee DANAB waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Cali Boorow oo ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose.
Saraakiisha...
Al-Shabaab oo weeraray goob ay ku sugnaayeen Ciidamo Kenyan ah
Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Kenya oo...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aan ka dhan ah Soomaalida
Maxkamada ugu sarreeysa dalka Maraykanka ayaa soo saartay go’aan ay dad baddan oo soo galooti ku ah dalkaasi Mareykanka ay ka sugayeen Madaxda dalkaas.
Maxkamada...
Maxay ka waa hadleen Danjiraha Imaaradka u fadhiya Soomaaliya iyo Ra’iisal Wasaare Rooble?
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Alcuthman.
Qoraal kooban oo ka soo...
Taliyaha qaybta 60aad ee Militariga Soomaaliya oo dib ugu laabtay Magaalada Baydhaba
Taliyaha qeybta 60-aad ee Militariga Soomaaliya Gen Maxamed Shiikh Cabdullahi (Ciirow ) ayaa ku laabtay magaaladda Baydhabo ka dib safaro shaqo ugu...
Shir lagu heshiisiinayo maleeshiyaad dagaalamay oo Maanta furmay.
Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan waxaa maanta ka furmay shirka Dib u Heshisiinta Beelaha wada daga Galbeedka iyo Waqooyiga degmada matabaan oo dhowr jeer...