Daily Archives: January 8, 2022
Mareykanka Oo Su’aal Ka Keenay Ciidamada Ruushka Ee Ku Sugan Kazakhstan
Xukuumadda Washington ayaa su’aal ka keentay go’aanka dalka Kazakhstan ee uu taageero militari uga codsaday Ruushka sababo la xiirira dibadbaxyada rabshadaha wata ee dalkaasi...
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maalintii 5-Aad Lasoo Xiray Natiijo La’aan
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda 5-ta dowlad Goboleed iyo...
Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray
Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo lagu qaaday xero ay...
Laba Caruura oo mataano ah oo ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen
Laba Caruura oo mataano ah ayaa maanta ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku yaala degmada Dila ee gobolka Awdal gaar...



















