Monthly Archives: January 2022
AMISOM Oo Mar Kale Dad Shacab Ah Ku Dishay Shabeellaha Hoose
Wararka ka imaanaya degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in 1 qof uu ku gèeeriyoodey 2 kale dhaawac soo gaarey kadib...
Taajirka Afrika Oo La Doonayo Inuu Isku Sharraxo Madaxtinimada Dalkiisa
Dhalinyaro ayaa ku boorisay Aliko Dangote, inuu isu sharaxo madaxtinimada dalka Nigeria.
Kooxda dhalinyarada ah oo kunool dalka Nigeria, katirsan baarlamaanka waqooyiga ee qeybta dhalinyarada.
Waxey...
Wasiir katirsan Maamulka Hir-Shabeelle oo Xildhibaan loo doortay
Weli waxaa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle ka socota doirashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay Xildhibaanka labaad ee Golaha Shacabka ee degaan...
Khadiijo Diiriye oo mar kale loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka
Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa mar kale kusoo baxday doorashada mid ka mid ahaa kuraasrta Golaha shacabka Baarlaaamnka 11aad oo manta doorashadiisa lagu qabtay Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulamo ka wada Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dubai kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Isutagga Imaaraadka Carabta ahna Ra’iisul Wasaaraha dalkaas Mudane Maxamed Bin Rashid...
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Oo Maanta Kulan La Yeeshay Safiirka Midowga Yurub
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiita Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan...
Ku dhawaad 6-xildhibaan oo iskaga haray dorashada lagu wado in bari ay kadhacdo Jowhar
Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Dowlad Goboleedka SEIT Hirshabeelle ayaa bilaabay diiwaan galinta iyo shahaado siinta musharaxiinta u taagan kuraas tirsigooda uu yahay HOP#005, HOP#033,...
Taliyeyaal Ciidan Oo Loo Magacaabay Amniga Goobta Doorashada G/Shacabka Ee Jowhar
Taliyaha Booliska dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Taliyaha amniga doorashada G/sare Xasan Dhicisoow Xasan ayaa magacaabay Taliyeyaasha Amniga goobaha doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Magaalada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu...
Amniga Magaalada Jowhar oo si weyn loo adkeeyay
Amaanku Caasimada Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle ee Jowhar ayaa Siweyn loo Adkeeyay Xili Maalinta beri ah kuraastii ugu horeeysay Golaha Shacabku ee Hir-shabeelle Lagu qabanayo...

























