Monthly Archives: January 2022
Howlgallo ka socda xarunta maa-mulka Hirshabelle ee Jowhar
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ee bisha Janaayo tahay 31 bilaabato doorashada kuraasta ugu horreeysa ee...
Maxkamadda Dalka Liberia, oo xukun 2-sano ah ku xukumtay wariiskii hore ee Gaashaandhiga
Maxkamadda sare ee Liberia, ayaa amartay in Brownie Samukai oo ahaa wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Liberia, lagu xukumo labo sano oo xarig ah, kadib...
Maxaa ka jira in la weeraray xarunta Guddiga doorashooyinka?
Guddiga doorashooyinka heer Faderaal ayaa beeniyay in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay weerar ku qaadeen xarunta Guddiga.
Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Axmed Safiino ayaa sheegay...
Wafdi Ka Socday Xukuumadda Xilgaarsiinta Oo Maanta Gaaray Magaalada Garoowe
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Fowsiya Abiikar Nuur ayaa Maanta oo sabti ah gaartay Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ahna Caasimadda...
Safiirka Mareykanka Ee Soomaaliya Oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga Laga Guddoomay
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda xilgaarsiinta Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay...
Maamulka Degmada Kaaraan Oo Ka Hadlay Khasaaraha Qaraxii Lala Eegay Taliye Caraale
Guddoomiyaha Maamulka Kaaraan ee Gobolka Banaadir Abshir Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay qarax barqadii Maanta gudaha degmadaas lagula Taliyaha Saldhiga Booliska degmadaas Gaashaanle Salaad...
Yaa Amray Ciidamada La Geeyey Magaalada Baladweyne?
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Hirshabelle Yusuf Ahmed Hagar Yusuf Dabageed ayaa sheegay in ciidamada loo baahanyahay in ay sii joogaan gobolka Hiiraan oo maalmihii...
Dagaal Khasaaro Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha dhexe, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay caqabadaha doorashada
Guddoomiyaha guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashooyinka Maxamed Cawil Warsame, Gudoomiye ku xigeenka guddiga Maxamed Ibrahim Barre iyo Xoghayaha guddiga marwo Fardowsa Mataan Buulle ayaa kulan...
Al-Shabaab oo 6-ruux ku toogtay meel fagaaro ah .
Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku taalla degaanka Kuunya-Baroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ay ku toogteen laba Rag...

























