28.4 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Mareykanka oo ku hanjabay inuu tallaabba ka qaadayo militariga Suudaan

0
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney tallaabbo ka qaadayo saraakiisha ciidamada Suudaan ee hortaagan in talada...

Shariif Sheekh Axmed & James Swan oo kawada hadlay Doorashooyinka Soomaaliya.

0
Madaxweynihii 7aad ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Soomaaliya James Swan waxa ay kawada hadleen...

2 ruux oo ku geeriyootay dagaal ka dhacay Deegaanka Daarusalaam.

0
Dagaal u dhexeeyay Ciidamo kala taabacsan Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir iyo Guddoomiyaha Waaxda xaafadda Daaru-salaam dhinaca xiga degmadaas ayaa Maanta...

Faah Faahin: Al-Shabaab Oo Qarax Ku Dishay In Ka Badan 10 Askari Oo Itoobiyaan...

0
Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa barqanimadii Maanta waxaa wadada xiriirisa deegaannada Feerfeer iyo Kalabeyr oo ka tirsan Gobolka Hiiraan lagula beegsaday...

Wararka Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood

0
Ra’iisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka kooban Shan Wasiir kuwaas oo baaris rasmi ah ku samayn...

Wasiirka Amniga oo ku amray hay,adda NISA in ay wareejiso Amniga Garoonka

0
Wasiirka Amniga Gudaha C/laahi Maxamed Nuur ayaa ku amray Agaasimaha KMG ah ee NISA in uu kasoo saaro Ciidanka NISA ee ka howlgala garoonka...

Faah-faahin dheeri ah oo ka soo baxeyso qarax ka dhacay Muqdisho

0
Hal Qof ayaa ku geeriyooday 2 kalana wey ku dhaawacmeen Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay oo ahaa kuwa raaxada oo uu...

Booliska Malta oo labo ruux u soo xiray geerida wiil Soomaali ah oo dabaq...

0
Booliska Malta ayaa baaraya ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo shil ka dhacay warshad ku taal xaafada Marsa  ee dalka Malta oo uu...

Laftagareen oo asigoo qasban ka qeyb gali doonnaa Shirka uu iclaamiyay Rooble

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa mar sii horreysay sheegay inuu ka qaybgaleyn shirka Ra’isal wasaaraha uu ku baaqay ee...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...