28.2 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Ciidamada Dowladda Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Baladweyne

0
Ciidamada Dowlada ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo warramayaa in halkaasi ay ku dileen qof shacab ah, xili...

Maxaa Diiradda Lagu Saarayaa Shirka Maanta Muqdisho Ka Furmay?

0
Magaalada Muqdishu waxaa ka furmay maanta shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ka qaybgalayaan madaxda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Shirkan waxaa shir guddoominaya Ra’iisul...

Ciidanka xoogga dalka & AMISOM oo ka shiray la-dagaalanka Al-Shabaab

0
Saraakiil ka kala tirsan Ciidamada Kunaadooska xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor iyo kuwo ka socda Ciidanka Uganda ee kamid ah AMISOM ayaa kulan ku...

Golaha wadatashiga oo Beesha Caalamka & Midowga Musharrixiinta kala hadlaya doorashada

0
Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay shirka Golaha wadatashiga Qaran ee Maanta ka furmay Xarunta teendhada Afisiyooni ee Msgaalada Muqdisho,...

Israel oo oo duqeeysay Marinka Gaza

0
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar dhinaca cirka ah ka gaystay Marinka Gaza, oo uu maamulo Ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta. Taliska...

Puntland oo War kasoo saartay dagaal dhexmaray labada Maleeshiyo Beelood

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku dhex-maray deegaannada Saaxmaygaag iyo Sanga jabiye,...

Madaxweynaha KGS oo Mareykanka & Ingiriiska kala hadlay doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada Ingiriiska iyo sii hayaha Safaarada Mareykanka. Madaxweynaha...

Dab ka kacay Xarunta Baarlamaanka Koonfur Afrika

0
Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ee ku yaalla magaalada Capetown waxaa la sheegayaa inuu ka kacay dab xooggan. Shaqaalaha dab damiska ayaa ku howlan yihiin sidi...

Waxaa isootarayo Khasaaraha ka dhashay dabkii ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Muqdisho

0
Dabka oo geystay intiisa badan khasaaro hantiyadeed ayaa Barqanimadii Maanta waxaa uu ka kacay Goobo Ganacsi oo kuyaalla Suuqa Xaafada Seybiyaano degmada Hodan ee...

Dagaal u dhexeeyo Guddoomiyaha G. Hiiraan iyo nin lagu magacaabo Nuur Dheere oo ka...

0
Ciidamo ka tirsan CXD qeybta 27aad oo ay wehliyaan kuwa Maamulka Hirshabeelle ayaa weerar ku qaaday deeganka Qowlad oo Waqooyi kaga beegan magaalada Baladweyn...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...