27.6 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Ra’isulwasaaraha dalka Haiti Ariel Henry oo ka bad-baaday is ku day dil

0
Ra’isulwasaaraha dalka Haiti Ariel Henry ayaa sheegay inuu ka badbaaday shirqool lagu khaariji rabay, xilli uu ka qeybgalayay munaasabadda xuska xorriyadda dalkaas oo dhacday...

Mareykanka oo joojiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya

0
Warbixin ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo Airwars ayaa lagu sheegay in boqolkiiba 54 ay hoos u dhaceen weerarrada Maraykanka sannadkii ugu horreeyay ee...

Wararkii ugu dambeeyay Shirka Golaha wadatashiga ee ka socda Muqdisho

0
Waxaa Maalintii labaad oo xiriir ah xarunta teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo ay ka...

Soomali laga soo tarxiilay wadamo dhaco Latin America oo Cawa lagu haayo Istanbul Airport.

0
Istanbul:-Ku dhawaad 60 ruux oo Somali Kenyan ah kuna safrayay Passapor kenya ayaa laga soo celiyay Dalalka Bolivia iyo Colombia kuwaasi oo iminka  lagu...

Dibadbax rabshado wata oo ka bilowday caasimada dalka Sudaan ee khartun.

0
Boqolaal ruux ayaa isugu soo baxay Caasimada wadanka Suudan ee Khartuun kuwaasi oo kacareeysan malatariga wadankaasi oo awooda wadankasi si xoog ah kula wareegay...

Tareedisho “Ciidanka Xoogga marnaba raali kamaahan wixii ka dhacay Duuleedka Baladweyne”

0
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed qeybta 27aad ayaa ka hadlay dagaal u dhaxeeyay shalay CXS iyo kuwa ka soo horjeeda dowlad goboleedka Hirshabeele kaas oo...

General Xuud oo ka hadlay sababta ay dagaalka ugula jiraan Hirshabelle

0
General Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa marka hore si adag u beeniyay eedeynta uga timid Maamulka Gobolka Hiiraan, oo ciidamada uu hoggaamiyo ku eedeeyay...

Abshir Kaaraan Oo Mar Kale Guddoomiye Loogu magacaabay Kaaraan.

0
Guddoomiyihii Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa xilkii laga qaaday,iyadoo Guddoomiye kalena la magacaabay, xili degmada kaaraan ay dhawaanaahan dhex-maquuranaysay ammaandarro baahsan. Wararka ayaa sheegaya...

M/weeynihii hore Hirshabelle oo Maamuladda Tabacsan Farmaajo ku tilmayay wada hadalada ay wadaan mid...

0
Madaxweynihii labaad ee DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi ku eedeeyay in uu ku tuntay dastuurka Dalka isla...

Ra’iisul Wasaaraha Suudaan Abdalla Hamdok oo is casilay.

0
Ra’iisul Wasaarihii Jamhuuriyadda Suudaan Abdalla Hamdok ayaa ku dhawaaqay in uu is casilay kaddib markii ay xoogeysteen dibadbaxyada ka socda dalkiisa ee looga soo horjeedo xukuumadda...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...