Monthly Archives: January 2022
Dalka Koonfur Africa oo 24-saac ee lasoo dhaafay lagu dilay 3-qof oo ganacsato Soomaali...
Burcad hubeysan ayaa saacado gudahood isla xalay gudaha Koonfur Afrika ku dishay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cismaan Aadan Axmed, kaasi oo kamid...
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo looga yeeray xarunta dambi baarista
Waxaa xarunta dambi baarista ee magaalada Hargeysa looga yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.
Waxaa markii uu tegayay xarunta CID-da la socday...
Dagaal dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab
Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa uu ka dhacay Saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa doad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin duleedka Magaalada Kismaayo...
Golaha Wadatashiga oo kulan la yeeshay Wakiilo ka socda Bulshada Rayidka
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu guddoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa weli waxaa uu ka socdaa Xarunta teendhada Afisiyooni ee...
Xukun lagu riday Askar Muqdisho ku dishay Wiil & Gabar Walaalo ah
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta oo Talaado ah waxaa ay xukun ku riday laba Askari oo ka tirsan Ciidamada dowladda,...
RW Rooble Oo Wakiillada Beesha Caalamka Kala Hadlay Dardargalinta Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Xubnaha kale ee Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka...
Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir A.A.W oo Villa-Somalia ku eedeeyay dagalada ka dhacayo dalka.
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Villa Somalia gaar ahaan Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo in...
Guddiga Doorashooyinka heer Fedraal ee “FEIT” oo dib u helay Barihiisii Internet-ka
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dadban heer Fedraal ee (FEIT) ayaa dib ula wareegay baraha intanet-ka kaddib markii uu gacantooda ka baxay.
Facebook, Website iyo Twitterka Guddiga...
Turkiga oo wajahayo sicir bararkii ugu ba´naa mudo 20-sano ah kadib iyo lacagta liraha...
Xaddiga sicir-bararka sanadlaha ah ee Turkiga ayaa kor u kacay in ka badan boqolkiiba 36, waana sare u kacii ugu sarreeyay muddo 20 sano...
Hawlgal ay sameeyeen Ciidamada Booliska Gobolka Bari oo gacanta ku dhigay Gaari siday hub...
Hawlgal ay si wadajir ah u wada sameeyeen Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Puntland iyo kuwa Sirdoonka Maamulkaas ayaa Magaalada Boosaaso oo ah Xarunta...

























