Monthly Archives: January 2022
Laba Caruura oo mataano ah oo ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen
Laba Caruura oo mataano ah ayaa maanta ku dhintay dab qabsaday hoygii ay ku noolaayeen oo ku yaala degmada Dila ee gobolka Awdal gaar...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaddda Soomaaliya oo dalab u gudbiyay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka
Wasiirka Gaashaandhigga ayaa qoraal uu u diray Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka waxaa uu kaga dalbaday in loo yeero Illaa Shan Sarkaal Ciidan oo lagu...
Wasiirka Gaadiidka iyo duulista oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in la wareejinayo maamulka...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duran Axmed Faarax ayaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022, waxaa uu beeniyay...
Shirka Golaha Watashiga Qaran oo maalintii Afaraad lagu qabanayo Muqdisho
Maanta Maalintii Afaraad ayaa lagu qabanaaya Magalada Muqdisho Shirka Golaha wadatashiga Qaran, oo ka kooban Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleed iyo...
Ciidamo ka Tirsan Puntland oo Xabsi loo taxaabay
Booliiska Puntland , ayaa xalay xabsiga dhigay 13 askari oo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Puntland, sida ay xaqiijiyeen saraakiilka tirsan maamulka Puntland.
Ciidamo ka tirsan...
Dhageyso: Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar oo warsaxaafdeed uu soo saaray ku baaqay in...
Iyadoo shir uu ka socdo Muqdisho ay leeyihiin golaha wadatashiga qaran islamarkaana lagu saxayo khaladaadkii ka dhacay doorashooyinka dalka ayaa hadana waxa jira baaqyo...
Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Markab Laga Afduubtay Biyaha Caalamiga Ah
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa Maanta oo Arbaca ah, cambaareysay afduubka kooxda Xuutiyiinta ay kula kaceen Markabka “Rawabi” oo ku safrayay xeebaha Xudeydah ee...
Puntland Oo Xirtay Darawalo Warar Aan Jirin U Sheegay Bulshada Magaalada Boosaaso
Ciidanka Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ku xirxiray qaar kamid ah Darawalada kaxeeya gaadiidka takaasida ee ka shaqeeya Magaaladaas iyo...
Kiisaska Covid-19 oo u dhaw 300 oo Milyan guud ahaan Caalamka!
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa qaylo dhaan ka muujisay kiisaska sii kordhaya ee Covid-19 gaar ahaan xaaladaha cusub oo ay diiwaangelisay 24kii saac...
Booliiska dalka India oo xiray wiil 21 jir ah kadib xad gudub uu ...
Booliiska dalka India ayaa xiray wiil 21 jir ah oo lala xiriirinayo barnaamij ku shaqeeyo taleefoonnada casriga ahi oo lagu faafiyay sawirrada in ka...

























