28.1 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Shirkii Muqdisho Lagu Soo Gaba-Gabeeyay

0
Warsaaxafadeed kasoo baxay Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa waxaa lagu sheegay inay  garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu...

SHIRKA DHALINYARADA ADDUUNKA OO KA FURMAY DALKA MASAR (+SAWIRO).

0
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmey Magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar shirka dhalinyarada adduunka. Shirka oo looga hadlayo qodobo badan oo muhiim ah...

Weerar kale oo ka dhacay lamu & Al-Shabaab oo sheegtay

0
Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu, waxayna sheegeen inay weerarkaasi ku dileen laba qof. Weerarkaasi waxaa sidoo...

Golaha Wadatashiga Qaran Iyo Midowga Musharaxiinta Oo Kulan Uga Socda Muqdisho

0
Golaha Wadatashiga Qaran oo ay ku mideysan yihiin Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqda Muqdisho ayaa haatan waxaa...

Dagaal Aad U qaraar Oo Ka Socda Magaalada Guriceel

0
Dagaal u dhexeeya Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Ciidanka Gor-gor ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socda bartamaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, sida...

Maxkamad ku taalla Puntland oo xulun dil ah ku fulisay Oday Da’ah

0
Maxkamadda darajada 1aad ee Magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal Puntland ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay Xukun dil toogasho ah ku fulisay Nin...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Ciidamada uga digay inay ku milmaan Siyaasadda

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa markale waxaa uu uga digay Ciidamada xoogga dalka inay ku milmaam Siyaasadda. Qoraal uu soo...

Mareykanka Oo Su’aal Ka Keenay Ciidamada Ruushka Ee Ku Sugan Kazakhstan

0
Xukuumadda Washington ayaa su’aal ka keentay go’aanka dalka Kazakhstan ee uu taageero militari uga codsaday Ruushka sababo la xiirira dibadbaxyada rabshadaha wata ee dalkaasi...

Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Oo Maalintii 5-Aad Lasoo Xiray Natiijo La’aan

0
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Maanta oo sabti ah galay maalintii shanaad ayaa soo dhammaaday, iyada Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxda 5-ta dowlad Goboleed iyo...

Dad ku dhintay duqeyn ka dhacday gobolka Tigray

0
Shaqaalaha gargaarka ah ee ka howlgala waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in dad badan ay ku dhinteen duqeyn cirka ah oo lagu qaaday xero ay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...