28.1 C
Mogadishu
Monday, May 11, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Guddiga Doorashada Galmudug oo beeniyay in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Guddiga

0
Guddiga Doorashada Galmudug ayaa been abuur ku tilmaamay warqadda lagu arkay barraha bulshada, ee lagu sheegay in xilka laga qaaday Gudoomiyihii Guddiga Doorashada Galmudug,...

0
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo barqdii Maanta ka dhacay wadada aada dhinaca Afisyooni ee 21 Octoober ee degmada Waaberi, Gobolka...

Faah Faahin: Qarax Is-Miidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Jugta qarax xoogan ayaa waxaa dhowr iyo tan daqiiqo kahor laga maqlay inta degmooyinka Gobolkaan Banaadir, waxaana qaraxaas uu ka dhacay wadada aada dhinaca...

Wasaaradda Amniga oo ku dhawaaqday inay fasaxday dibadbaxa khamiista

0
Wasaarada amniga Soomaaliya oo uu Wasiirka ka yahay Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa shaacisay inay fasaxday Banaanbaxa berri ka dhacaya Muqdisho, kaas oo ah mid...

Ciidamada oo looga digay dilalka ay la begsadaan dadka Shacabka ah

0
Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamada Ciidamada qalabka sida Gashaanle Maxamed Cabduqadir Maxamed ayaa ciidamada ku sugan Gobolka Gedo sida, booliska nabadsugida Millateriga...

Mareykanka Oo Cunaqabateyn Ugu Hanjabtay Madaxda Soomaalida

0
Dowladda Mareykanka ayaa War cusub kasoo saartay doorashada dalka ka dhaceysa oo dhowr jeer dib u dhac uu ku yimid, balse Madaxda Golaha Wadatashiga...

Tahriibayaal Ku Xirnaa Liibiya oo dalka dib loogu soo celiyay

0
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro farabadan oo tahriibayaal ah, kuwaasi oo muddo ku xirnaa Xabsiyada...

  Faah Faahin  dheeri ah ayaa Kasoo Baxeysa Dil Ka Dhacay Magaalada Baladweyne

0
Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa daqiiqado kahor waxaa lagu dilay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxaana...

Weriyeyaal Tabinayay Koobka Qaramada Afrika Oo Lagu Tooriyeeyay Cameroon

0
Saddex weriye oo u dhashay dalka Algeria ayaa lagu tooriyeeyay Cameroon kadib markii koox ay ku weerartay mindiyo. Waxaa dhaawacmay qaar kamid ah ciyaartooyda oo...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqay in aan la aqbali doonin banaanbaxyo

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay goobjoog ka...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...