28.1 C
Mogadishu
Monday, May 11, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Deg Deg: Qarax Khasaare Geystay oo ka dhacay Muqdisho

0
Faah faahino ayaa ka soo baxaya Qarax Xooggan oo ka dhacay wada Maka Almukarmah ee magaalada Muqdisho Qaraxa ayaa Fuliyay Ruux naftii halige ah   oo...

Gabar Arooskeeda Maanta La Filayay Inuu Ka Dhaco Magaalada Hargeysa Oo Geeriyootay

0
Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta quluubtooda aad u gilgilay war naxdin leh oo ku saabsan gabar arooskeeda la filayay inuu dhaco maanta oo geeri...

Xiisadda Dowladda Ruushka Iyo Ukraine Oo Meel Xun Maraysa

0
Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in Ruushku qorshaynayo inuu samaysto marmarsiiyo uu ku galo dalka Ukraine. Afhayeen u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in Moscow...

Koox burcad ah oo Boosaaso lagu qabtay

0
Qaar kamid ah Shacabka magaalada Boosaaso ayaa xalay gacanta ku dhigay nin hubaysan oo qori ku baaranayay dadka. Shacabka ayaa cayrsaday ninkaas oo tuute ku...

Fiqi” Qoorqoor wuxuu si bareer ah u boobaya kuraasta beellaha”

0
Wasiirkii hore ee Amniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug in uu ku fashilmay wax ka qabashada dhibaatooyinka ka...

Maamulka cusub Jaaliyada Bergen oo kormeero kala duwan ku tagay goobaha ay isugu yimaadaan...

0
Guddoomiyaha cusub ee dhawaan ladoortey ee maamulka Jaaliyada magaalada Bergen oo ay wehliso Xog-heynta maamulkaasi ayaa kormeero kala duwan ku tageen goobaha ay isugu...

Midowga Musharaxiinta Oo Cambaareeyay Hadal Kasoo Yeeray Duqa Muqdisho

0
Midowga Musharaxiinta ayaa Golaha Bulshada Banaadir uga mahadceliyay sida ay u aqbaleen Codsigii kaga yimid Odayaasha Dhaqanka Muqdisho iyo Murashaxiinta ee ahaa in dib...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Xafiiskiisa kula kulmay Saraakiil Ciidan

0
Wasiirka Gaashaandhiga Xuluumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin...

Madaxweynaha Somaliland oo markii ugu horreysay tagaya Mareykanka

0
Dhawaan sida uu ka hor sheegay baarlamaanka Somaliland Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, waxaa la filayaa in uu safar ku tago dalka Maraykanka Madaxweynaha...

Mareykanka Oo Soo Saaray Digniin Ku Socota Dowladda Madaxweyne Putin

0
Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Wendy Sherman ayaa uga digtay Ruushka inuu kala doorto diblomaasiyad amaba iska hor imaad dhex mara Galbeedka. Hadalkan ayay sheegtay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...