Monthly Archives: January 2022
Maamulka Garoonka Jowhar Oo Amar Culus Kusoo Rogay Shirkadaha Diyaaradaha
Maamulka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray amaro culus, oo quseeya diyaaradahaha kasoo dega Garoonka Maxamed Dheere ee Magaaladaasi.
Warqad...
Baarlamaanka UK oo Maanta bilaabay ka doodista madax banaannida Somaliland
Kulan ay ku yeesheen Magaalada london Baarlamaanka UK ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay bilaabeen in muddo kooban ay dhegaystaan dood ku saabsan...
Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda oo la geeyay dalka Turkiga
Waxaa Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga la geeyay Dhaawaca Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Ibraahim Mocalimuu oo ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo Maalin...
Boqortooyada Sucuudiga Oo Safiirka Cusub U Soo Magacawday Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee...
Muuse Biixi Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo Oo U Amba-Baxay Dalka Itoobiya
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa saaka safar ugu baxay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa kadib, martiqaad rasmi ah...
Gudiga doorashooyinka Puntland oo soo saaray Jadwalka Doorashada 10 Kursi
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Golaha shacabka ee Puntland ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Kuraas kamid ah Xubnaha Baarlamanka Federaalka oo degaan doorashadooda ay tahay magaalada garowe.
Guddiga...
Dagaal Xoogan Oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baladweyne
Dagaal u dhexeeya Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa qeybta 27-aad iyo dagaalamayaasha A-shabaab ayaa ka socda deegaan duleedka ka ah Magaalada...
Xaaladda Caafimaad Ee Afhayeen Macalimuu Oo La Shaaciyey Inay Wanaagsan Tahay
Qarax Is-miidaamin ah oo uu fuliyey qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ayaa waxaa barqadii Maanta meel ku dhow Isgoyska Dabka ee Magaalada...
Maamulka Puntland oo xiray xarumo waxbarasho
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa Amar lagu xirayo ka soo saartay Qaar ka mid iskuulada ku yaala Waqooyiga Magaalada Gaalcyo xarunta Gobolka Mudug.
Qoraal ka ka...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Xaaladda caafimaad ee Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay ka wanaagsan tahay sidii hore , ka dib markii waxyeelo ay ka soo gaaray qarax is-miidaamin...
























