28.2 C
Mogadishu
Sunday, May 10, 2026
Home 2022 January

Monthly Archives: January 2022

Lahore ee dalka Pakistan oo Qarax lala beegsaday goobo ganacsi

0
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qarax uu ka dhacay goob ganacsi oo mashquul badan...

Dalak Tunuusiya oo Waqti dheeri ah ku kordhiyay Xaaladda deg-dega ah

0
Madaxweynaha Dalka Tuniisiya ayaa go’aansaday in muddo bil ah oo dheeraad ah lagu kordhiyo xaaladda deg-degga ah ee dalkaas saarneyd, iyadoo dhaqdhaqaaqa Al-nnahda uu...

Ciidanka Booliska Oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyay Degmooyinka G/Banaadir

0
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenimadii xalay aheyd howlgalo saacado qaatay waxaa ay ka sameeyeen degmooyinka Waaberi, Hodan, howlwadaag, Warta-nabadda iyo Heliwaa ee...

Jeneraal Xuud Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
Jeneraal Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo ah hoggaamiyaha kacdoonka Jabhadda Hiiraan ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo ka soo degay diyaarad kasoo qaaday Magaalada...

Madaxweyne Deni oo Boosaaso u tagaya xalinta Arrinta PSF

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa la filayaa in todobaadka soo socda uu safar deg deg ah ku tago Magaalada Boosaaso...

Wasiir ka tirsan dfs oo loo doortay Xildhibaan Golaha Shacabka

0
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa ka socota doorashada Shan kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga ugu horreeya doorashada...

Xasan Sheekh: Dowladnimadu been ma aha & Cabsi gelin Dadka lagu sameeyo.

0
Madaxweynihii 8aad ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay Xaaladda dalka gaar ahaan Doorashooyinka, Amniga, siyaasadda, Hanjabaaddda Saaxiibada Caalamka & Arrimo kale ayaa...

Maxkamadda Ciidamada oo la horkeenay Askar ku eedeysan dil & Dhac

0
Maanta oo Talaado ah ayaa waxaa Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya qeybteeda 21aad ee degaannada Galmudug la horkeenay Sagaal Askari oo katirsan Ciidamada...

Xubnaha Qaban Qaabada Doorashada Guddoonka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Oo La Magacaabay

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa shaaciyay magacyada xubno ka sahqayn doona doorashada doorashada guddoomiyaha Guddigaas,taasi oo la filayo in ay dhawaan dhacdo. Kadib warqad kasoo...

Xuutiyiinta Dalka Yemen Oo Lagu Eedeeyay In Ay Ka Dambeeyeen Weerar Ka Dhacay Dubai

0
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa ku eedeeysay kooxda Xuutiyiinta Yemen in ay fuliyeen weerar saddex qof ay ku dhinteen oo ka dhacay magaalada Dubia. Sargaal lagu...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...