Monthly Archives: January 2022
Gashaanle Faraxey Xasan Xuseen oo u geeriyoday qarax maalmo ka hor lagula eegtay duleedka...
Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Booliska Maamulka Hirshabeelle oo maalmo kahor dhaawac kasoo gaaray qarax lagula eegtay duleedka Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe...
Banaanbaxyo lagu taageerayo dooddii Baarlamaanka UK ee aqoonsiga Somaliland oo ka dhacay Hargeysa
Banaanbaxyo lagu taageerayo dooddii Baarlamaanka UK ee aqoonsiga Somaliland ayaa ka socda Magaalada Hargeysa.
Banaan-baxaan oo lagu qabtay Beerta Xorriyada ee magaalada Hargeysa ayaa waxa...
Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland oo Xildhibaan loo doortay
Wasiiru-dowlaha Waxbarashada Puntland, Cabdullaahi Xasan Rooble ayaa ku soo baxay xildhibaan Golaha Shacab JFS, doorasho ka socota xerada 54’aad ee Garoowe.
Wuxuu heley 93 cod,...
Prof-Samatar oo weerar afka ah ku qaaday RW Rooble!
Prof Cabdi Ismaaciil Samater oo ka mid ah Xildhibaanada Akhalka Sare ee ka soo jeedada Goballada Waqooyi Soomaaliland kuwaas oo aan weli la dhaarin...
Wargees ka soobaxo dalka Canada ayaa cadeyay in Abiy & Afwerki ciidan Soomaali ah ...
Wargeyska “The Globe and Mail” ee kasoo baxa Dalka Canada ayaa maqaal uu ka qoray Dagaalka Itoobiya gaar ahaan kan ka dhacay Gobolka Tigray November 2020...
Faah Faahin Kasoo Baxeysa Rag Lagu Dilay Duleedka Magaalada Gaalkacyo
Rag hubeysan oo maleeshiyaad ah ayaa xalay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ew Xarunta Gobolka Mudug ku dilay wiilal dhalinyaro ah, kuwaasi oo meydadkooda laga helay...
Cabdi Xaashi & Boqor Buurmadow oo qaadacay doorashada Somalia eedeeyayna Rooble
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Boqor Cusman Ow Maxamuud Buurmadoow oo ay garab taagnaayeen Siyaasiyiinta Gibolada Waqooyi ee Somaliland ayaa Maanta sheegay...
Ciidamo xiray Idaacadda Hiiraan weyn Xarunteeda Beledweyne
Xarunta Idaacadda Hiiraanweyn ee Magaalada Beledweyne waxaa maanta weeraray ciidamo la sheegay inay ka Amar qaataan Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.
Ciidamada...
Soomaaliya iyo Gabon oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta oo Jimce ah khadka talefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa...
Somaliland oo dowladda Federaalka uga digtay inay farageliso Arrimaheeda
Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland M Muuse Bixii Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

























