Monthly Archives: January 2022
Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xukuumadda ee Arrinta ONLF
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci darro ku tilmaameen in Ururka ONLF uu...
Sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda oo Muqdisho lagu dilay
Sarkaalka oo lagu Magacaabo Cabdullaahi Dheere ayaa waxaa uu ku dhintay is rasaaseyn ka dhacday Aaga Xaafada lagu Magacaabo Buulo Axmed Cabdalla oo ka...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Beledweyne
Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyey shir looga hadlayay Arimaha amniga iyo xasiloonida magaaladda Beledweyne.
Shirka waxaa...
Madaxweynaha Dalkaas Burkina Faso oo Milateriga Xabsiga Dhigeen
Madaxweynaha Burkina Faso, Roch Kabore, ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen askar ka tirsan ciidamada gadoodsan.
Qaar ka mid ah ciidamada ku sugan...
Laamaha Amniga G/Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigay Haweenay Muuqaal Naxdin Leh Ka Duubtay Carruur
Maamaulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigen haweenay dhawaan muuqaal ka duubtay carruur ay dhashay oo aad u da’yar, kuwaasi oo...
Suxufiyad Lagu Eedeeyay Inay Aflagaadeysay Madaxweyne Erdogan Oo Xasbiga La Dhigay
Booliska Turkiga ayaa xabsiga dhigay weriye caan ah oo ka tirsan Telefishinka, kadib hadal ay hawada ka jeedisay oo ku saabsanaa Madaxweyne Recep Tayyip...
Al-Shabaab oo Lamu ku weeraray shirkad laga leeyahay Shiinaha
Xubno la tuhunsan yahay inay Al- Shaab ka tirsanyhiin ayaa dab qabadsiisay qalab ay leedahay Shirkadda Dhismaha iyo Isgaarsiinta Shiinaha ee Lamu, sida uu...
Qarax lagu dilay Mas’uul oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Guddoomiye kuxigeenkii Waaxda Afaraad ee degmada Kaxda ee Gobolkan Banaadir ayaa u geriyooday dhaawac kasoo gaaray qarax lala beegsaday Gaari uu watay.
Qarax miinada nooca...
Golaha Wasiirada ka laabtay Go’aankii lagu dhiibay Cabdikariim Qalbi-dhagax
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka...
Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan oo Muqdisho lagu dilay
Alle u naxariiste waxaa waxaa caawa lagu dilay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir lagu dilay Guddoomiyahii hore ee gobolka Hiiraan Cabdiraxmaan Ibraahim Macow.
Kooxo hubeysan...

























