Monthly Archives: January 2022
Hir-Shabeelle oo shaacisay Magacyada Odayaasha soo xulaya Ergada lix Kursi
Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa Maanta oo Jimce ah waxaa ay shaacinayeen magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee...
Golaha Wasiirada oo amray in ciidankii laga dejiyay Beledweyne lagu soo celiyo xeryahooda
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay doorashooyinka dalka, amniga, gaar ahaan ciidanka la geeyay...
Guddiga xalinta khilaafaadka oo hakiyay natiijada kuraasta HOP211, HOP209 & HOP201
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa Maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay in la hakiyo ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee kuraasta Golaha Shacabka...
Yuusuf Dabageed oo beeniyay in Ciidamada la geeyay Beledweyne lagu boobayo doorashada
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Gobolkeedka Hir-Shabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa si kulul ugu jawaabay hafalkii kasoo yeeray Siyaasiyiintii uu horkacayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya...
Maraykanka Oo Heegan La Geliyay Ciidamadiisa Xilli Laga Cabsi Qabo Duulaanka Ruushka
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jirto “isku-duubni guud” oo ay madaxda Yurub kala leeyihiin ciidamada Ruushku ka dhisayo xadka Ukraine xilli...
Ciidamo Hubeysan Oo La Wareegay Qaybo Ka Mid Ah Magaalada Baledweyne
Ciidamo hubeysan ayaa saaka la wareegay qaar ka mid ah xaafadaha Magalaada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo halkaasi ay ka taagan tahay xaalada...
Abiy Ahmed Oo Soo Gaaray Jig-Jiga Iyo Ujeedka Socdaalkiisa
Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo gaaray magaalada Jig-jiga ee xarunta Dowlad degaanka Soomaali galbeed, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay,...
Wasiir Beyle oo faah faahiyay sababta uu ku waayay Kursiga Golaha Shacabka
Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa shir ja’raaid oo uu qabtay waxa uu ku sharraxay sababta uu ku waayay kursiga xildhibaanimada oo...
Galmudug oo shaacisay qabashada doorashada Afar Kursi
Guddiga hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta oo Talaado ah shaaciyay Qabashada Doorashada 4 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee...
Axmed Madoobe Dhiibidii Qalbidhagax Waxaa Uu Ahaa Mid Ceeb Ku Ah Qaranimada...
Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay go’aankii golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ay maanta ku laaleen go’aan 2017-kii ay...

























