Daily Archives: April 20, 2022
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo safar ku jaaga Dalka Mareykanka ayaa maanta kulan waxa uu la qaatay Madaxweyne ku xigeenka...
Nin Dambi U Gaystay Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Maxkamadda Horteeda Ka Qirtay
David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qirtay inuu Cumar u diray email sannadkii...
Fahad Yaasiin oo ka hadlay go,aankii Maxkamadda Sare
Fahad Yaasiin oo sheegey in uu u hoggaansamayo qaraarka Maxkamadda-sare ee dalka oo maanta diiddey qaadista dacwadda kursiga #HOP086.
Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey
Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aannada...
Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay qaadista dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn...




















