Monthly Archives: April 2022
Wasiirka Maaliyadda XFS oo Washington kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Adduunka.
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo safar ku jaaga Dalka Mareykanka ayaa maanta kulan waxa uu la qaatay Madaxweyne ku xigeenka...
Nin Dambi U Gaystay Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Maxkamadda Horteeda Ka Qirtay
David Hannon, oo 67 jir ah, taageerana u ah madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump, ayaa qirtay inuu Cumar u diray email sannadkii...
Fahad Yaasiin oo ka hadlay go,aankii Maxkamadda Sare
Fahad Yaasiin oo sheegey in uu u hoggaansamayo qaraarka Maxkamadda-sare ee dalka oo maanta diiddey qaadista dacwadda kursiga #HOP086.
Warsaxaafadeed uu soo saaray ayuu ku...
Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubnaha kamid ah ee tegay Garbahaareey
Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn go’aannada...
Maxkamadda Sare oo go’aan ka gaartay qaadista dacwadda Kursiga Fahad Yaasiin
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn...
Inkabadan 10:-Suxufi oo maanta laga sii daayay xarunta dambi baarista Hargeysa.
Xarunta Dambi baarista Magaalada Hargeysa waxaa maanta laga sii daayay 12 ka mid ahaa 15 Suxufi oo ku xiran 6 cisho kaddib markii Ciidamada...
Tahriibayaal aad u tirabadan oo Gaaray Dalka Mexico .
Muhaajiriinta u soo tahriibaya dalka Maraykanka ee ka soo gelaya xadka dalka Mexico ayaa gaadhay heerkii ugu sarreeyey muddo labaatan sano ah. Maraykanka ayaa...
Ruushka oo soo bandhigay rag British ah oo uu ku qabtay Ukraine
Laba dagaal-gale oo Ingiriis ah oo la sheegay in ay ciidamada Ruushku ku qabteen dagaalka Ukraine ayaa kasoo muuqdey muuqaal-baahiyaha qaranka Ruushka iyagga oo...
Diiwaangelinta Musharrixiinta Guddoonka labada Aqal oo ka socota Muqdisho
Guddiyada doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka & Aqalka Sare ayaa maanta magaalada muqdisho ka bilaabay diiwaangelinta musharrixiinta Guddoomiyeyayaasha labada Aqal & kuxigeenadooda.
Musharrixiinta ugu horreeya ee...

























