27.6 C
Mogadishu
Thursday, April 2, 2026
Home 2022 April

Monthly Archives: April 2022

Maxkamadda sare ee dalka oo Maanta dhageysatay dacwadda hakinta kursiga Fahad Yaasiin

0
Maanta ayaa Maxkamadda Sare ee dalka waxaa ay billowday dhageysiga dacwad ka dhanka ah Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee hakiyay kursiga hop#086 oo degaan...

Abwaan Badal Jaamac oo Caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa Caawa Xaafad katirsan degmada kaxda ee gobolka Banaadir waxaa ay kudileen Abwaan Badal oo kamid ahaa Odayaasha dhaqanka degmadaas...

Taliska Booliiska iyo Howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga Doorashada Madaxweynaha

0
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka...

Shuruudaha Musharrixiinta U taagan Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

0
Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa galabta soo badnhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen. Shuruudaha...

RW Rooble oo weerarkii hoobiyeyaasha ku sheegay mid lagu curyaaminayo doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii hoobiyeyaasha ahaa ee Maanta ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho, wuxuuna sheegay in uu ahaa...

Kulana Jiir iyo Mahad Salaad oo isku gacan qaaday kalfadhigii maanta ee Villa Hargeeysa.

0
Kulankii koobaad ee ay Maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta si toos ah uga dhacay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana...

Madaafiic Lagu Garaacay Meel U Dhaw Xarunta Ay Maanta Ku Shirayaan Baarlamaanka Cusub

0
Hoobiyeyaal ayaa lagu garaacay aga-gaarka Xarunta Villa Hargeysa oo ay Maanta kulankoodii Kobaad ku yeelanayaan Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo...

Barlamaanka labada gole oo shaaciyay xiliga laqaban doono gudoonka doorashooyinka labada gole

0
  Kulan wadajir ah ay yeesheen Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel mariyay ajendayaashii la horgeeyay oo kala ahaa: 1. Ansaxinta wax...

Qaraxyo laga maqlay agagaarka Xarunta Villa Hargeysa oo kulan ka socdo

0
Qaraxyo ayaa waxaa laga maqlay agagaarka Xarunta Villa Hargeysa, halkaas oo ay kulan kulahaayeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka dhashay...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...