Home 2022
Yearly Archives: 2022
RW Rooble “Warbaahinta Soomaaliyeed waxa ay kaalin laf dhabar ah ku leedahay sare u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa suxufiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 3-da May oo ah Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, taas oo...
Ruushka oo gantaallo ku garaacay Warshadda birta Azovstal
Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta dagaalka si ay u...
QM oo sheegtay in weli Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wajahayaan halis dhinacyo badan
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay xoojinayso dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada Warbaahinta ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda...
Weerar qaraxyo ku billowday oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku billowday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa waxaa ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa howlgalka...
Sheekh Shariif oo loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka
Sheekh Shariif sheekh Axmed oo maanta gaaray magaalada Jowhar ayaa loo doortay Xildhibaan ka Tirsan Golaha shacabka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed...
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale Weynaha...
Madaxweyne muuse Biixi oo Cafis u fidiyay Maxaabiis
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-857/052022, uu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee...
Dhageyso: Aqoon yahan si cilmiyeeysan uga hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Parfesor sheekh Fu’aad Bin Caqiil Al-qureyshi oo ka mid ah Aqoonyananada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden ayaa ka hadlay xaalada doorashada madaxweynaha Soomaaliya
Parfasor...
Beesha Caalamka Oo Baaq U Dirtay Guddoonka Cusub Ee Baarlamaanka 11aaad
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa war kasoo saartay Guddoonka Cusub ee Goalaha Shacabka ee la doortay, waxaana Qoraal kasoo baxay Safaaardda habmalyo iyo bogaadin...
Baarlamaanka Jarmalka Oo Si Aqlabiyad Leh U Ansixiyay Mooshin Lagu Taageerayo Ukraine
Baarlamaanka dalka Jarmalka ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay mooshin lagu taageerayo in hub culus la siiyo dalka Ukraine. Tallaabadan ayaana imaanaysa laba maalmood...