Dhageyso: Aqoon yahan si cilmiyeeysan uga hadlay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

Parfesor sheekh Fu’aad Bin Caqiil Al-qureyshi oo ka mid ah Aqoonyananada Soomaaliyeed ee ku  nool dalka Sweden  ayaa ka hadlay xaalada doorashada madaxweynaha Soomaaliya

Parfasor Fu’aad Bin caqiil ayaa sheegay in ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya eek a socota magaalada Muqdisho ay mid xasaasi ayh loona baahan yahay in xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka soomaaliya doortaan Ruux samata bixin kara xaalada Xilligaan uu dalka ku jiro .

Sidoo kale sheikh Fu’aad ayaa sheegay in waxyaabaha ugu muhiimsan looga baahan yahay madaxweynaha Imaanaya ay tahay in in uu isku kalsoonaado kana fogaado eex iyo nin jecleysi Amniga dalkan wax ka qabato oo ciidamada sugaya Amnuga uu ka soo kala xulayaa dhammaan degaanada Soomaalida ay degto.

Halkaan ka dhageyso Codka Parfasor Sheekh Fu’aad bin Caqiila: