25.4 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025
Home 2022

Yearly Archives: 2022

Taliska Booliiska iyo Howlgalka ATMIS oo ka shiray Amniga Doorashada Madaxweynaha

0
aliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka, S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta kulan la yeeshay Taliyaha Qaybta Koowaad ee Hawl-galka...

Shuruudaha Musharrixiinta U taagan Guddoonka Golaha Shacabka oo la soo bandhigay

0
Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa galabta soo badnhigay shuruudaha looga baahan yahay musharrixiinta doonaya inay u tartamaan guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen. Shuruudaha...

RW Rooble oo weerarkii hoobiyeyaasha ku sheegay mid lagu curyaaminayo doorashada

0
Ra’iisul Wasaaraha  Xukuumadda Federaalka  Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii hoobiyeyaasha ahaa ee Maanta ka dhacay Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho, wuxuuna sheegay in uu ahaa...

Kulana Jiir iyo Mahad Salaad oo isku gacan qaaday kalfadhigii maanta ee Villa Hargeeysa.

0
Kulankii koobaad ee ay Maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa manta si toos ah uga dhacay Xarunta Villa Hargeysa, waxaana...

Madaafiic Lagu Garaacay Meel U Dhaw Xarunta Ay Maanta Ku Shirayaan Baarlamaanka Cusub

0
Hoobiyeyaal ayaa lagu garaacay aga-gaarka Xarunta Villa Hargeysa oo ay Maanta kulankoodii Kobaad ku yeelanayaan Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasi oo...

Barlamaanka labada gole oo shaaciyay xiliga laqaban doono gudoonka doorashooyinka labada gole

0
  Kulan wadajir ah ay yeesheen Xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel mariyay ajendayaashii la horgeeyay oo kala ahaa: 1. Ansaxinta wax...

Qaraxyo laga maqlay agagaarka Xarunta Villa Hargeysa oo kulan ka socdo

0
Qaraxyo ayaa waxaa laga maqlay agagaarka Xarunta Villa Hargeysa, halkaas oo ay kulan kulahaayeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana ka dhashay...

Nin hubeysna oo dil u geystay Magaalada Jowhar wiil 14- jir ah

0
Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, waxaa lagu dilay Allah ha unaxariistee Wiil yar oo lagu magacaabi jiray Cabdiraxmaan Sheekh Cismaan. Dilka wiilkaan ayaa la...

Dmytro “Qof Kasta Oo Tagaya Wada-Xaajoodka Ruushka Waa Inuusan Wax Cunin, Waxna Cabin”

0
Ka hor inta aysan bilaabmin wada-hadallada maanta ee Istanbul, wasiirka arrimaha dibadda ee Ukraine Dmytro Kuleba ayaa kula taliyay qof kasta oo tagaya wada-xaajoodka...

Jarmalka: Soomaali qoorta ka gooyay Nin darbi-jiif ah oo Maxkamad kasoo muuqday

0
Nin asalkiisu Soomaali yahay ayaa kasoo muuqday maxkamad ku taalla dalka Jarmalka, kaas oo lagu eedeeyay in 111 jeer uu tooriyeeyay, kaddibna uu madaxa...

ARAGTIYo

Injineer Eenoow: Halyeeyga Samafalka, Horumarinta, iyo Ganacsiga Soomaaliya

0
Soomaaliya waxay leedahay Dad naftooda u huray daryeelka bulshada, horumarinta dalka, iyo samafalka. Mid ka mid ah shakhsiyaadkaas mudan in si gaar ah loo xuso waa Injineer Eenoow – halyeey u taagan...