Xildhibaan Khadar Faarax Maxamed, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, ayaa qayb ka ahaa guddigii Golaha Wakiillada ee safarka shaqo ku tegay Gobolka Nugaal.
Safarkan shaqo ayaa ujeeddadiisu ahayd gudashada waajibaadka kormeerka iyo la socodka arrimaha la xiriira hay’adaha dowladda iyo adeegyada bulshada, iyadoo guddigu kulamo la yeeshay masuuliyiinta gobolka si ay xog uga helaan xaaladaha jira iyo baahiyaha mudnaanta leh.

m




















