Aqriso: Shirkii wadatashiga Puntland oo warmurtiyeed xasaasi laga soo saaray

Waxaa galabta lagu soo gebagebeeyey magaalada Garoowe shirweynihii wadatashiga Puntland oo muddo saddex cisho ah ka socday halkaas.

Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda Puntland, xubnaha Puntland ku metela goleyaasha DF badankood, siyaasiyiin, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada, waxaana shirkan hareeyey khilaafka DF iyo Puntland.

Hoos ka aqriro war murtiyeed laga soosaaray