Axmed Madoobe  iyo Ra’iisal Wasaaraha Cusub oo kulan ku yeeashay Muqdisho

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble.

 

Madaxweynaha Jubland  iyo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kawada hadley in si wadajir ah looga wada shaqeeyo sidii dalku uga gudbi lahaa waqtiga kala guurka doorashaduna ku qabsoonto sidii loo qorsheeye

 

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ayaa balan qaaday in uu soo dhisayo Xukuumad Tayo leh oo wax ka qaban karta Dhibaatooyinka ka jira Dalka kana shaqeeysa sidii looga bixi lahaa waqtiga kala Guurka doorshadana dalka ka Hergelisa.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com