Baarlamaanka Midowga Yurub oo goordhaw ogolaaday ka bixitaanka Ingiriiska.

Brussels, Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa goordhaw isku raacay in Dowlada Ingiriiska ka baxaan Midowga Yurub.

Kulan maanta isugu yimaadeen Wakiilada Midowga yurub ayaa looga hadlay Codsigii ugu dambeeyay ee ka yimid Ra,isul Wasaaraha Ingiriiska ee ahaa in ay isaga baxaan Midowga Yurub.

Wakiilada Midowga Yurub ayaa sheegay in Dowlada ingiriiska looga baahan yahay in ay muda laba maalin ku hirgaliyaan ka bixitaankooda.

Dowlada ingiriiska ayaa in muda ah rabtay in ay isaga baxdo Midowga Yurub balse caqabado badan ayaa arintaas ka hor taagnaa oo ay ugu horeeyeen Baarlamaanka Ingiriiska.

Wixii Warar ah kala soco www.aragticusub.com

Xafiiska Wararka,Oslo.

Info@aragticusub.com