buuq ka dhashay kulan Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Uga socday Magaalada Garoowe

In ka badan 20 xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Wakiilalada Puntland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Garoowe ayaa Waxaa ay ku shaaciyeen in uusan sugneyn Amnigooda iyo Amniga guriga Baarlamanka, Waxay intaasi ku dareen in ciidamada ku sugan golaha Baarlamaanka Puntland ee Amniga Hakaasi Sugaya ay yihiin ciidan uu lee yahay ‘ waasida ay hadalka u dhigeenee Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Crishiid Yuusuf Jibriil’Waxa ay sheegeen in gudoomiyaha uu ku fashilmay baarlamanka waxa ayna ugu in uu casilo sida ugu dhaqsiyaha badan,

Xildhibaanadaan ayaa shirka jaraa’id oo ay qabteen ku soo beegmaya ka dib buuq ka dhashay Fadhi ay ku lahaayeen Xaruunta Baarlamanka Puntland ee Garoowe

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com