Ciidamada Dowladda oo gabi ahaanba xiray waddada isku xirta Muqdisho & Afgooye.

Muqdisho,Xilli wadada dheer ee laamiga ee isu xirta Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, ay qayb ka mida u xirneyd dhismaha laga wado wadadaasi ayay Ciidamada Dowladdu bilaabeen inay goobo hor leh ka xiraan.

Wadada ayaa horey looga xiray wadada Ex Control Afgooye illaa xaafadda lagu magacaabo Galmudug, taasoo ku taala duleedka Magaalada Muqdisho.

Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta dhegxaan ku gooyay qaybo ka mid ah wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com