Dad xoogan oo xalay ka kacay Bankiga dhexe ee Muqdisho(Sawiro).

Muqdisho, Dab xoog leh ayaa xalay ka kacay qeybo ka mid ah bankiga dhexe ee Soomaaliya.

Dadkaan ayaa dhab ahaan la ogeyn sababaha uu ku dhashay mana jiraan mas,uuliyiin ka hadashay.

Gudoomiyaha Gobolka Banaair Cumar Finish iyo Wasiirka Amniga Islow ayaa xalay tagay Goobta Dabku ka kacay.

Waxaa ayna sheegeen in ilaa hada xaqiijin karin khasaaraha dhab ahaan dabkaas ka dhashay.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com