Deg Deg: Dagaal ka socda duleedka Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool

Dagaal oo xooggan ayaa ka socda duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka uu u dhexeyo  Ciidanka Somaliland iyo kuwa  SSC wacaana rasaasta laga maaqlaayaa hudaha Magaalada Laascaanood iyo degaanada kale ee u dhow

Xaaladda  ayaa kaxsan  waxana dagaalka  labada dhinac  ay isi adeegsanayaan rasaata nuucyadeeda kala duwan ciidan

Wararka ayaa intaas ku daraya in ciidamada labada dhinac ee SSC iyo Somaliland ay hadda isaga dhaw yihiin masaafadii hore .

Dagaalka ka socda duleedka waqooyi  ee laascaanood ayaa ku aadaya  xilli Ciidanka Soomaaliland iyo kuwa SSC dhaq dhaqaaqyo ay ka wadeen duleedka Mahaalada laascaanood oo muddooyinkii dambe ay isku hor fadhiyeen.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info @aragticusub.com