Dhageyso: Waa sidee xaalada degmada Gamboole ee gobolka Shabeelada Dhexe?

Gudoomiye ku xigeenka  Amniga iyo Siyaasada degmada  Gamboole ee gobolka Shabeelada Dhexe Daahir Cisman Maxamed ayaa ka hadlay xaalada Amni ee  degmdaas

DaahirCismaan Maxamed ayaa sheegay in dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo looga soo horjeedo Alshabaab ay ka jiraan degmada Gamboole ee gobolka Shabeelada Dhexe.

Waxana uu hadalkiisa intaas ku daray in degaano badan ee hoos yimamaada Degmaa Gamboole ayka saareen Alshabaab .

Sodoo kale , Gudoomiye Daahir Cismaan Maxamed ayaa sheegay in Ciidamada Amniga degmada Gamnoole oo kaashanaya ciidamo Macawisleey ah ay la dagaalamaan Alshabaab .