Deg Deg Madaafiic caawa ku soo dhacday Xaafado ku yaala Magaalada Muqdisho

Tiro hoobiyaal ah ayaa caawa ku soo dhacay xaafado ku yaala magaalada muqdisho

Xaafado ku yaala Degmooyinka Xamar JaJab iyo Shingaani iyo Degmooyin kale ee Magaalada Muqdisho ayaa madaafiic loo maleeyanaayo in ay yihiin hoobiyaal ay ku soo dheceen

Dadka Degan Xaafadaha ayuaa cabsi ka muujiyay madaafiicda soo dhacaeyso iyadoo ilaa hadda aan la Ogeyn khasaaraha ka dhashay madaaficdaadi

Wadooyinka Magalada Muqdisho ayaa xiran iyadoo jid kasta Ciidamo ay joogaan hase ahaate weli Amni xumo ayaa muqdisho ka jirta

Wixii Warar ah ee ku soo kordhaya kala soco Aragticusub.com

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com