Dhageyso. Axmed Maxamuud Baasto oo Hambalyo u dirtay dhaman umadda Soomaaliyeed.

Madaxweynihii hore Galmudug Axmed Maxamuud Baasto ayaa Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ugu hambalyey munaasabadda 1-da Luulyo oo ku beegan Sanad guurada 61aad ee ka soo wareegtay Xorriyaddii Gobollada Koofureed ee dalkeenna, Midowgii Koofur iyo Woqooyi iyo Dhalashadii Qarankeenna.

Xafiiska wararka Muqdisho
Info@aragticusub.com
Hoos ka dhageyso: wareysi