Dhageyso : Siyaasi Cumar Cabdule Jacfaan oo ka hadlay Xaalada Guriceel

Gudoomiyhii hore Degmada Heliwaa Cumar Cabdulle Jacfaan ayaa ka waramay xaalada Degmada Guriceel ee gobolka Galaduud

Mudane Cumar Jacfaan ayaa sheegay in dagaal xiligaan uusan xal u ahayn Dadka shacabka ah eel aga barakiciyay degmada Gureiceel , isaga oo ugu baaqay in cidda gacanta ku heysa degmada Guriceel ay ka shaqeyso nabada iyo deganaan shaha isaga sidoo kale ku baaqay in dib loo soo celiyo Dadkii ka barakacay degmadaasi

Caumar Cabdulle Jacfaan ayaa sheegay in dadka shacabka ah eek u sugnaa degmadaasi ay ay Ahlusuna ay u sahleen in ay qabsadaan degmadaasi waxaana sidoo kale u uku baaqay in la taagero nidaamka dawli ee jira.