Dhageyso:Maamulka Jubland oo ka hadlay Dagaaladii ka dhacay Balad Xaawo ee Gobolka Gedo

Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray dagaaladdii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, iyagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay warbixintii Guddigii IGAD ay ka soo saareen safarkoodii xaqiiqa raadinta.

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubland Maxamuud sayid aadan ayaa ka hadlay dagaaladii ka dhacay gobolka Gedo waxaana uu shegay in dagaaladaasi ay ahaayeen mid ay isku difaacayeen maamulka jubalnd

Maxamuud Sayid aadan ayaa sidoo kale soo dhaweeyay warbixintiii urur Goboleedka IGAD ee la xiriirtay xaalada Xaqiiqo Raadinta ee Gudigii IGAD ay ka diyaariyeen khikaafka siyasdeed ee u dhexeya Kenya iyo Soomaaliya