Dhageyso:Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhacay

Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii golaha Amniga Qaranka uu ku baaqay Madaxweyne  Farmaajo laguna casuumay Madaxda dawlad goboleedyada Dalka

Shirkaas ayaa la sheegay in uu baaqday ka dib markii madaxda Maamulada Puntland iyo Jubland ay qaadaceen ka qayb galka shirkaasi.

Dhinaca kale Aqaan yahan C/Raxmaan Daqare  ayaa ka hadlay Aragtidiisa ku saabsan dib u dhaca shirkaasi waxaana uu ugu baaqay madaxda Dawlad goboleedyada Puntland iyo Jubland in ay u Hogaan samaan Amarka Madaxda Qaranka .