Dhuusamareeb oo caawa cabsi xoogan ka taagantahay.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya Ciidamo dheeraad ah ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMiSOM caawa la dhigay wadooyinka soo gala goobta ay ka dhacayso doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug.

Waxaa sidoo kale Xaafaddaha Magaalada lagu arkaya Ciidamo aad u hubeysan, islamarkaana hubinaya gaadiidka dadweynaha.

Warar ay heleeyso shabakadda Aragticusub ayaa ku waramayo in xaalada Dhusamareeb caawa cabsi xoogan ay Katangantahay.

Biri aya ah maalinta  ay u asteeysay Dowlada soomaaliya in ladoorto M/weeynaha iyo Madaxweyne ku xigeenga .

G/mudug ayaa leh xiligaan 2 M/weenye oo ay kala hogaamiyaan Xaaf iyo Sheekh Shaakir waxaana sidookale lasugayaa M/weeyne 3 xad oo ay wadato dowlada .

 

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com