Dowladda Somaliya oo Bandow habeenkii ku soo rogtay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa Bandow Habeenkii Ah Ku Soo Rogtay Muqdisho,laga bilaabo Arbacada, April 15, 2020 oo ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna eg 05:00 Subaxnimo.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadka Shacabka ah ka dalbatay ilaalinta Amarka dowladda.

Dowladda Soomaaliya ayaa sababta ku sheegtay ka hortagida Cudurka Corona Virus.

25 ruux oo ah kiisaska Coronavirus ayaa laga xaqiijiyay Magaalada Muqdisho maalmihii lasoo dhaafay.

Xafiiska Wararka,Muqdisho.

Info@aragticusub.com