Eedeeyn loo jeediyay Wasaarada Maaliyda iyo Shirkadda Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha ee Muqdisho

Ka dib shir ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen isutaga Shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ayay Eedeyn Ugu Jeediyeen Wasaarada Maaliyada iyo shirkadda Favori ee Maamusha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Gudiga shirkadaha diyaaradaha Soomaaliyeed ay soo saareen

Xafiiska Wararka Muqdisho.
Info@aragticusub.com