Gudiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay Jadwalka doorashada 3 Kursi

Gudiga Hirgelinta doorashada Kuraasta Golaha shacabka ee hirshabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada 3 kursi oo lagu qabanayo Magaalada Jowhar ee caasimada dawlad goboledka Hirshabeelle

Gudiga doorashada Kuraasta Golaha shacabka ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay doorashada kuraasta kala ah:

HOP#135

HOP#141

HOP#146

 

Kursiga sumadiisa ay tahay HOP#135 waxaa ka  ka geeriyootay Aamino Maxamed Cabdi

HOP#141 oo uu ku fadhiyo Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo HOP#146 oo uu ku fadhiyo Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur.

Xafiiska wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com