Gudiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay.

Dhuusa-mareeb. Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug Mohamed Nur Gacal ayaa goordhaw ku dhawaaqay Gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Galmudug.

Gudigaan ayaa ka kooban 13 xubnood isla markaana la filayo in ay diyaariyaan Doorashada Madaxeeynaha.

Mr Gacal ayaa ku booriyay Gudiga in si dhaqsa ah u guda galaan howlaha culus ee Horyaal.

Halkaan ka Aqriso Magacyada Gudiga.

Xafiiska Wararka,Muqdisho 

Info@aragticusub.com