Gudiga lagu murun san yahay ee doorashooyinka oo ugu hanjabay Puntland iyo Jubland la,aantood in doorasho la qaban karo

Ibraahim Xasan Xaaji oo ka tirsan Gudiga lagu murunsan yahay ee doorashooyinka ayaa ku goodiyay in maamulada Jubland iyo Puntland doorashada iyaga dartood aysan u baaan doonin

Ibraahim Xasan Xaaji oo Waramay Wakaalada Warar AP ayaa sheegay in maamulada Puntland iyo Jubland la siiyay waqti ku filan oo doorashada ay kaga qayb gle karaan Haddii taasi aysan dhicin waxaa uu ku hanjabay in xildhibaanada Puntland iyo Jubland Muqdisho lagu soo dooran doono.

Hadalkaan k soo baxay Xubintaan ka Tirsan Gudig doorashooyinka Heer Federaalk ee lagu muran san yahay jirin taankooda ayaa ku soo aadaya iyadoo maamulada Koofur Galbeed iyo Hirshabeele la sheegay in ay noqon doonaan maamulada ugu horeeya doorashada qaban doona

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com