Duqeyn ka dhacday degaano ka Tirsan Gobolka Bakool

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa shegaya in degaano ka Tirsan gobolkaasi ay ka dhaceen duqaymo ay Fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn

Duqaymaha ayaa ka dhacay degaanada kala ah Garasweyne iyo Moorogaabeey iyo degaano kale oo ka Tirsan gobolka Bakool

Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu dilay dilay xubno ka Tirsan Alshabaab

Illaa hadda lama oga khasaaraha kale ee duqaynta ay geysatay balse duqynta ayaa ku soo beegantay xilli degoono ka Tirsan degmada Xudur ay go,doomiyeen Alshabaab Madaxweynaha Koofur Galbeedna uu ka codsaday Saaxiibada Soomaaliya Maamulkiisa ay ka gacan siiyaan sidii Alshabaab looga saari lah deganada Koofur Galbeed

  Xafiiska Wararka Muqdisho

Info@aragticusub.com