Hay,adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo baaritaan ku sameyneysa dhammaan shaqaalaha Rayidka ah ee Dawlada Soomaaliya

Hay.adda Nabada Suguda iyo Sirdoonka Qaranka ee Nisa ayaa qorsheynaysa in ay baaris ju sameyso shaqaalaha Wasaaradada shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya

Qoraal ka soo baxay Sii hayaha wasiirka  Wasaarada shaqada iyo Arimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Sadiiq Aadan Warfaa aya lagu sheegay in shaqaalaha Dawlada lala yeelanayo Waraysi dhinaca Amniga ah Islamarkaana baaritan ay sameyn doonto Hay,adda Nisa .

Dhammaan Wasaaradaha kala duwan ee dawlada Federaalka Waxaa la Farayaa In Hay,adda Nisa kala shaqeeyaan sidii hubin Amni iyo Baaritaan loogu sameyn lahaa dhammaan shaqaalaha Dawlada

Xafiiska Wararka Muqdisho.

Info@aragticusub.com